ASALAMU CALAYKUM DHAMAAN BAHDA QAREENADA SOOMAALIYEED, Aniga oo ah Avv. Yahye Sheikh Ali Mohamed, Gudoomiyaha Horseed Law Firm oo leh 16 sano oo khibrad ah, waxaan ahay musharrax u taagan xilka Gudoomiyaha Ururka Qareenada Soomaaliyeed. Waxaan idinka codsanayaa inaad igu doorataan, si aan u dhiso urur qareen oo awood iyo tayo leh.


